Cabdulaahi  Sanbaloolshe in la aamusiyo ayuu rabaa (Qormo Xasaasi ah)

Saacadihii lasoo dhaafay waxaa xoogeystay hadaladda ka imaanaya Taliyihii hore ee Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka Cabdulaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe, Dad badan ayaa ku tilmaamay inuu isu rogay mucaarad ,laakiin taas dood ka duwan ayaa muuqata. Ilaa 4 wareysi oo kulul ayuu bixiyay ,wareysiyadda qaar wuxuu Dowladda ku dhaliilay gaar ahaan madaxtooyadda iney dagaal xoogan … Continue reading  Cabdulaahi  Sanbaloolshe in la aamusiyo ayuu rabaa (Qormo Xasaasi ah)